(Sawirro) RW khayre oo kormeeray xarumo loo diyaariyey la tacaalida caabuqa COVID-19

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xassan Ali Khaire ayaa xalay soo kormeeray goobaha loo diyaarinayo hubinta iyo karantiilka dadka looga shakiyay caabuqa COVID-19 iyo daweynta dadka uu haleelo. Ra’isul wasaaraha waxaa ku wehliyey kormeerkiisa duqa magaalada Muqdisho Cumar Filish iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan DF. Goobaha ay madaxdu booqdeen waxaa ka mid ah xarunta weyn ee … Continue reading (Sawirro) RW khayre oo kormeeray xarumo loo diyaariyey la tacaalida caabuqa COVID-19